Shabana basiji-rasikh

Car gabdhaha Afghanistiyiinta wax bar

923,862 views • 9:36
Subtitles in 45 languages
Up next
Details
Discussion
Details About the talk

Qiyaas wadan gabdhihiisu ay u dhuumanayaan iskuulka, hadii la qabtana iyagoo wax baranaya ay cawaaqib xumo la kulmayaan. Tani waxay ahayd Afghanistan oo ay ka talinayeen Taliban, misna maanta ay calaamadaha halistaas ay weli jirto. 22-jir Shabana Basij-Rasih waxay leedahay iskuul ku yaalo Afghanistan. Waxay u dabaal dageesa awooda go'aan ee qoys kuwaaso aaminay gabdhahooda— misna waxay noo sheegeesa aabe geesi ah oo u istaagay hanjabaad kaga imaanaysay dadkiisa.

About the speaker
Shabana Basij-Rasikh · Educator

Shabana Basij-Rasikh helps girls and young women in Afghanistan get an education.

Shabana Basij-Rasikh helps girls and young women in Afghanistan get an education.