99 dhib ayaan qabaa...laleemana waa mid kaliya
11,979,132 views |
Maysoon Zayid |
TEDWomen 2013
• December 2013
"Waxaan qabaa cudurka laleemada. mar walbo waan gargariira," Maysoon Zayid ayaa ugu horeentii shaaca ka qaadeso hadalkaan qosolka badan ee loo riyaaqay.
(Xaqiiqdii, Waa mid lagu qoslo.) " waxaan ahay sidii Shakira oo la kulantay Muhammad Ali." Si wanaag iyo caqli ku dheehan tahay, majaajiliistada kasoo jeeda Arab-Amerikanka ayaa nooga sheekeeneyso safarkeedii layaabka lahaa ay la kulantay intii aay aheed Aktarad, Majaajiliiste qosol, deeq-bixiye iyo udoode dadka cuuryaanta ah.