Return to the talk Return to talk

Transcript

Select language

Translated by Abdiwahab Osman
Reviewed by Jamal Omar

0:11 Iran waa saxibka qaaliga ee Israil ma anan qorshenne inan badalno boskena xariirka ee Tehran

0:19 rumayso ama ha rumeysan, tani waa midlaga sooxigtay Raiisul wasaare Israil ah laakin mahan Ben-Gurion ama Golda Meir kasoo bilaaw xili taariqeedki Shah. Xaqiiqdii waa Yitzhak Rabin kaimaday. sanadii 1987. Ayatollah Khomeuni weli waa noolyahay, iyo kuwo kale badan sida Ahmadnijad maanta, wuxuu isticmaalayay hadal karsanan kadhanimada Israil welina, Rabin waxoo tixraacaya Iran si saxib ula noqoyo.

0:45 Manta, markaynu maqalnay hanjabaada dagalka iyo codkarsananta baxada leh waxaynka kentay mararka qaar in aaminno inay sanadkani tahay midka mid ah xasilooni darada ka taagan qilaafka Bariga dhexe xididka lafaca ah gobalka qudhiisa waxba dheerad makunoqon karaan runta waxaane rajayna manta in idintuso sababta ay sidautahy

1:08 xariirka udhaxeeya Iraaniyinta iyo dadka Yahuuda ah Taariqdoo idil waxay ahayd mid ilaa xad macqul ah leh kasoobilaaw 539 B.C., marki boqor kuuros ee kuwanagsana Persia kaxuroobidii yahuuda kasoobilaw xabsi kabaxsashadii babyloniam. sadax umeelood meel dadka yahuuda ee daganay Babylonia waxay yihin manta Ciraaq yahuudooda saxad umeelood waxay uguuren Persia waxaa jiro manta yahuud Iraani ah wili 25,000 oo kamid ah waxay kunool yihin Iran ayagoo sameenaya bulshada ugu badan ee yahuuda wadamada bariga dhaxe bananka Israail sadax umeelod waxay kusoo rabteen dhulka taariqiga ee Falastin miyey dhismeenti labad ee guriga waxlagu caabudo ee Jerusalem, maalgalin kadis ah ka socoto lacagta canshurta Persian

1:51 xataa waqtiyadii casriga xariirada waxay ahaayen kuwo isku soodhawanaya xiliyo dhambalka Rabin waxoo ahay mid milicsi leh labaatanka sano ee amaanka iyo sirdoonka iska kaashanayeen inta udhaxeeso labadooda , taaso ayana kudhalatay aragtida hanjabaada cadiga labada wadan waxay kacabsadeen midowgi suufiyed wadamada xogan ee Carabta sida masar iyo ciraq intaa waxaa siidheer caqiidada israail ee geeska fikrada amaanka ee israail waxoo ahay mid an lagu gaari sameenta xulufada an Carabta ahayn gobolada geeska si ay umiisaaman wadamada carabta ee nawaaxiga hada, kaso bilaw aragtidi Shaah inkastoo ow rabay in sir ahan ow kukeediyo ilaa inta owoodyo marka yitzhak , tusaale ahan waxoo udhoofay Iran 70meeyadi sida caadada ah waxoo xiran jiray buruko si cidna maysan garan karin asiga Iiraniyiinta waxay laami qaas ah kadhiseen gigada diyaaridaha ee ehran meel kafok bartanahisa tooso cida aysan haleeli karin tirada badan iska gooshmadki diyaaridaha Israail inta udhaxeysa tel aviv iyo tehran

3:03 hada, waxaas dhamantot miyey kudhamaaday kacaanki islamka ee 1979? caqaradii xumeed ee fikrada Israail looga soohorjeeday ee xukunka cusub ee macquulka galka ahay ee xariirkooda siisoconayay, maxaa yeelayay wili waxay is wiidarsanayen hajabadyo markii ciraq ay soosartay Iran 1980ki israail waxay kacabsatay gusha ciraq iyo firfircoonida ay ucawineyso iran kagaditaanka gacan iyo kushartitaanta dayactirka iran ameerikan ka qubkooda xiligaasne iran waxay ahayd mid si sahla looweerari karo maxaa yeelay ameericanka aya cuno qabateyay taaso israail ugu faraxsaneed in sharciga jabiso xaqiidi , hadii dibloogu noqdo 1980ki israail ayey ahayd cida soogashay Washington si ula hadasho iran kana iibiso gacn iran mahan soojiido iran fikrada israail kaga soohorjeedo tanni dabcan waa xiiso leh kasoohorjeedki fadeexada iran 1980ki

4:05 dhamadkii dagalki qabooba sidoo kale waxoo noqday nabdii qaboobed ee israail iyo iran sikadis ah , labada hanjabaat ee caadiga aya aad iskuugu soodhawaweysay ayga , sikastaba waxay kuansadeen uumi bixid yar ama badan midowgii suufiyeed waa dhacay ciraq ne waalaga awoodbadshay dagaalka cusub waxaa lagu dhisay gobalka kaaso labadooda ay kadareemin amaan sidoo kale waxay ahaayen kuwo an hubesnen ayadoon ciraaq kabaynin iran iran hada waxay noqon kartaa hada hanjabat meelaha israail ay kumurmeen xaqiiqdi, fiir fircoonida kaaga muuqato iran iyo israail waxay leedahay xiddo dheer ee siyaasada farsameesan ee gobalka dagaalki qabobay kadib kabadan dhacdooyinki 1979ki maxaayelay markan iran iyo israaila waxay kusoo baxayn labo wadan ugu aqooda badal gobalka tasoo doorbidaysa in midba midka kale fiirsado sida usuurto galiso amanka is iska kashadan waxay dardargaliyen muuqaalkooda si utartamaan tartanno sida darteet israil ,taaso 1980 gashay si ucadeyso qaranada midoob xariirkooda iran hada waxay kacabsi qabtaa xarrirka wanaagsana ee maraykanka-iran ayagoo kafakiraaya taas in noqon donta amaanka israail xiisentisa qaaliga iyo badalka ay raadin lahaayen in iran ay ku gordhiyaan go'doomin.

5:26 waxaa xusid mudan, waxaani waxay dhacen waqti marka iraan ad uxiisayneesay nabad lasameenta Washington inkabada inta arki lahayd israail oo burbursan iran waxay is galisay go'doon sababtoo ah waxay ahayd mid qiireysan kadib kaalmo kahelidii ameerikanka an tooska ahayn inta lagu guda jiray dagalki kaga soohorjeday ciraq 1991 iraaniyinta waxay rajeynaayen in laga amaal marindoono kusoodaritanka lagu soodaray cidaanka nabad sugida ee gobolka laakin Washington waxay dooratay in iska dhaga tirto iran caawideda si ay dib ugu go aansato in afgaanistan iyo badalka raritanka si ay uxoojinso go'doominta iiran xaligaan lajoogane, agagaarka 1993,'94. in iiran bilawday badalitanka fikradeedi israail kadhanta ahayd una badasho siyaasad howlgaleed iraaniyinta waxay aaminsanaayen waxkasto ay sameeyen xataa hadii ay dhaxdhaxaad kanoqdan siyaasadooda umeerikan waxay siiwadi lahaayen kadalbashada go'doominta iran wadada kaliyahna ufuran ay ku qasbi karaan Washington inay badalaan booskoda wayneenaya qiimaha ameerika . hadii aysan noqon tan ugu fudud oo labartilmaamedsanayay waxay ahayd habka nabada hadane iiraniyiinta fikradooda qaylada waxay ahayd in lasocoto qaniinyada an caadiga ahayn , iran waxay bilowday taageerida marwalbo kooxaha islaamiyinta ee falastiin kuwasoo horay neceb kala dhaxeeyay. siyaaboyinka qar. waxay u egtahay kuwa is burinaya laakin marka loofiiriyo martin indyk oo kamid ah maamulka clinton iraaniyintan dhamaantot maysan uqaadan qalad, maxaa yeelay nabada badan ee halkas kajirto ayaa waxay noqon lahayd mid udhaxeysa israail iyo falastin, ameerika waxay aaminsanayen inta badan la go'doomiyo iran inta badan iran go'doonto, waa nabada badan ee kadhalan karto sidaa darteet marka loofiiriyo indyk, waxa waayay erayadiisa iraaniyinta waxay daneynaayen inan usameeno qaab nabadeedka si ay ujabiyan siyaasadeena kooban in lajabiyo siyaasadayna kooban maahan mid fikrad kusabsan

7:34 laakin sikastaba ay ahaato xataa waqtiyadii ugu xumay ee murgidoona labada dhinac way iskaagen netanyahu, markii loocodeeyay sanadii 1996 waxoo garsiiyay iiraniyinta inoo tuso hadii ay jirto wado un taas oo caqiidada deeganka loosobixin karo tehran maysan daneenen sanado kobadan kadib, iraaniyinta waxay direen gorgortan dhamestiran jeeditanka in maamulka bush soo jiito shaac kaqaadita in jiraan waxyaalo dhici karan sida iran iyo israil in dib ugu raabtan sharuudo markale . maamulka bish kama owsan jawaabin xata labada dhinac waligood maysan dhaafin fursad ay kudhaafan fursad

8:19 laakin kan mahan khilaf gabobay. kan xata mahan khilaaf fikradeed dareemaha iyo caawada raacsan maysan badalin fikradi xiisahabadned, laakin dorbidida isbadalka leh ee siyaasada gobalka marka baahida amaanka ee israail iyo iran Taasna ay iska wadakaashaqeen, waay samyen sidaa inkastoo oo ay mucaaradka fikradooda halis midba bida kal kutahay marka fikrada israil sidag dag ah iskuugu dhacn si ay kujirto dano istaraatiijiyadeed danaha istaraatiijiyadeed marwalba waa ka adkaa. kani waa akhbaar wanagsan , maxaa ylay waxay kadhigantahay in midkoodna colaad kala dhaxen waa midhor oo gababsi ah

9:02 laakin qarkod waxay raban dagal qaar aya aminsan ama dhaho 1939 iran waa jarmal axmad najadn waa hitler hadii aynu aqbalno tan in run tahay taas xaqiiqda waxay tahay1938, iran in jarmal tahy axmad najadna in hitlr yahy suaalaha mudan in iswaydiino waa Yaa rajaynaayay in cayaaro doorka Nevilla chamberlain? Yaa Khatar ugalaa nabad? Tani waa cilmi Taas oo si ulakacah loogu talagay baabi'itanka dibloomaciyad markaad suulisidna dibloomasiyada waxaad kusameysa dagaal an qarsamen fikrad is khilafsan, wax heshiis xabad joojin ah majirayan majiran wax dhaxdhaxaad ah waxa kaliyah oojiro waa guul ama khasaro

9:50 laakin waxay kadoor bideen sameenta dagaal an qarsoomen ufiiritanka midaan fikrad ahan waxaan kudhiiran lahayn in siyaabo kale usameyno ay an nabada macquul ugu dhigno iran iyo israil khilafkooda waa layaab cusub waxyar ayaa goansaday dhalin taarikhda 2,500 san0 sida saxda ah sababtoo ah salakeeda waa siyaasad waxayna kadhigan taas in xalkeda lahli karo dhaxdhaxaadiska waxay noqon kartaa shaqo kafadhiisasho sikasta ay u adagtahy wili way noqonosa waxaas oo dhan waxay ahaayen yitzhak rabin waxoo nasfad ahantiisa dhahay "saaxiibada nabad lama sameysid waxaa lasameysaa nabad cadowgaaga."

10:31 Mahadsanid .

10:32 (sacbis)