Sababtee iyo sidee loo samayn karaa deeqsimada waxtarka leh.
2,363,660 views |
Peter Singer |
TED2013
• March 2013
Hadaad nasiib u leedahay inaad noolaato doonis la'aan, waa hibo dabiiciya inaad u noqoto deeqsi dadka kale. Laakiin filosofarka Peter Singer, wuxuu suaalayaa, waa sidee sida ugu wanaagsan ee wax loo bixiyaa? wuxuu ka hadlayaa tijaabooyin badan oo fikir ah oo layaab leh oo kaa caawinaysa inaad isu dheeli tirto shucuurta iyo ficil-gelinta -- aadna u yeesho saamaynta ugu wayn wax kastood aad wadaagi kartid.