Mikko Hypponen: La dagaalida Virus-yada, difaaca internetka
1,956,304 views |
Mikko Hypponen |
TEDGlobal 2011
• July 2011
25 sano ayaa laga joogaa xiligii la sameeyay Virus-kii ugu horeeyay ee kambiyuutarada shakhsiyeedka ku dhaca (Brain A) , wax-wax dadka lagu dhibo ahaa markii hore, ayaa hada waxa uu noqday wax falal danbiyeedyo iyo jaasuusnimo lagu geysto. Khabiirka amaanka Kambiyuutarada Mikko Hyppönen ayaa waxa uu noo sheegayaa sidii aan ku istaajin leheen Virus-yadaasi cusub si aysan shabakada khatar u gelinin sida aan ognahay.